Yaquub Sultanate

300px-Mogadishu_marketplace_1882The emergence of the Imamate of Yaaquub in Mogadishu is related to the tyrannical rule of the Ajuran in the interior, and the attraction of the growing Mogadishu wealth as a consequence of its thriving trade controlled by the Muzzaffar dynasty which was allied to the Ajuran in the interior.

The Yaaquub is a lineage of the Abgal clan who itself is part of the wider Darandoole Mudulood group. Sii akhri

Posted in Uncategorized | 2 Faallo

30 sano ka hor cabdulle Raage wuxuu yir:

Cadulle Raage

Cadulle Raage

Inta doqon fariid yahay,
darajana qabiil tahay,
dabaalna uu wax garad yahay,
dambiilane garsoor yahay,
dulmine xaqa ka mudan yahay,
dib u socod kacaan yahay,
dablene janan kaa adag yahay,
in aan tiriyo deeleey dareenkeeygu ma ogola

Abwaankii Caanka ahaa ee cabdulle Raage Taraawiil

Posted in Uncategorized | Faallo u dhaaf

Maxa Gaal Loogu yiri Geesigii Shariif(maanso ama baraanbur cajiib ah)

Gafanihii naaxay nimankii gondaha kajaray

Sanaawi ragii gambiyey geyshashkuu dirsaday

Ragii iga gooyey caradaan hurdada lagabay

Hadaan calaf iiga kiin gaarin gob banana Sii akhri

Posted in Uncategorized | Faallo u dhaaf

Taariikh nololeedka madaxweynaha Somalia Sh Shariif Sh Axmed

 

Madaxweyne Sheikh Sharif

Madaxweyne Sheikh Sharif

Madaxweynihii ugu da’da yaraa ee Dalka soo mara taariikhda inta la ogyahay iyo waliba madxeynihii xaga diinta ugu dhawaa amaba ugu akhlaaq iyo diin badanaa inta ay taariikhdu xustay.

 

Akhristayaal waxaan idiin soo gudbineynaa Taariikhda Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Faderaalka KMG ah Soomaaliya Sh.Shariif Sh.AXmed Sheekh Maxamuud Sh.Muuse Cigale  

Madaxweyne Shariif waxaa uu ku dhashay Magaalada Mahadaay ee Gobolka Sh.dhexe sanadkii 1966-dii waxaana uu quranka xifdiyay isagoo 9 jir ah.   Sii akhri

Posted in Uncategorized | 4 Faallo

Sh Shariif Sh Ahmed: madxwweynihii ugu da’da yaraa ee somalia soo mara

Madaxweyne Sh Sharif

Madaxweyne Sh Sharif

Madaxweynaha Somalia sh Shariif sh Axmed aya cod aqlabiyad ah ku guuleystay kadib codeyntii Baarlamaanka somaliya ee ka dhacday Magaala madaxda wadanka Jabuuti ee Jabuuti. Sii akhri

Posted in top news | Faallo u dhaaf

Cabdulle Raage Taraawiil( Allah yarxamah)

halkan ka aqriso gabay aan dheereyn oo uu Abwaankii weynaa ee soomaliyee Cabdulle Raage Taraawiil ka yiri xaalada ilaa maanta ka jira dalkeena, iyo sida somalida jahawareerku ugu dhacay, sida ay xaqa uga beyreen iyo sida ay xumaanta ugu fara dhuudhuubanyihiin: Sii akhri

Posted in Uncategorized | Faallo u dhaaf

Hl

Hl

SOMALIDA IYO ISBADALKA WAAYAHA

Somalidu waxa ay caan ku yihiin xoolo dhaqasha waxana ay u badanyihiin reer miyi daaqsata ah, Waxa ay dhaqdan noocyada kala duwan ee xoolaha sida: Geela, Ariga oo iskugu jira Riyaha iyo Idaha hadaba Geela ayaa ah kan ugu badan ee ay somalida waligoodba dhaqan jireen, waxaa uu sababi jiray dagaalo beeleed yo iyo dirir la isku dagaalamo daaqa iyo biyaha. Sii akhri

Posted in Uncategorized | Faallo u dhaaf

Abshir Bacadle: Ka haraay fan iyo hoobal waa hilinki naareede

GABAY DIGNIIN IYO NASEEXO U AH FANAANIINTA SOOMALIDA
Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle) oo ka mid ah abwaanada Somalida ee caanka ah ayaa boggan soo gaarsiiyey gabay uu sheegay inuu ka tiriyey fanaaniinta Somalida Sii akhri

Posted in Uncategorized | Faallo u dhaaf

Mansadii Timacade

Ubadkiinii waad daadiseen waana dubateene
Dubaaxdiisii waad wada cunteen duhur dharaareede
Dariiq toosan soomaaliyey waa lagaa deyeye Sii akhri

Posted in Uncategorized | Faallo u dhaaf

Nin Lahoow Doono

Maansadii Abwaanka Wayn Ee Muxumad Maxamuud Indha Geelle

Diinteenna mooyee wax kale kuma dawowdaane
Aniguna ma duur xulo hadday xaajo dabacdaaye
Duqay iyo bar baar iyo haween dul iyo hoos teedba
Iyo Daakhilkiyo khaarijkuba hal isma doorshaane
Nacabkaa dadkeenii halligay ee dalkii gubaya Sii akhri

Posted in Uncategorized | 3 Faallo